Dowlada Imaaraadka Carabta oo Fariin adag u dirtay Dowlada Turkiga

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeesay dowlada Turkiga in faragalin ku heyso arimaha Catabta xili khilaafka labada dal u dhaxeeya uu sii kordhayo. Wasiiru-dowlaha  xarrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Anwar Gargash ayaa igu baaqay dowlada Turkigu in ay joojiso faragelinta ay  ku hayao arrimaha Carabta. Anwar Gargash ayaa si kulul u dhaleeceeyay hadalladii ka soo … Continue reading Dowlada Imaaraadka Carabta oo Fariin adag u dirtay Dowlada Turkiga